๐Œ๐š ๐ซ๐š๐›๐ญ๐š๐š ๐ข๐ง๐š๐š๐๐š๐ง ๐ฐ๐š๐ฅ๐ข๐ ๐š๐š ๐ฑ๐š๐ง๐š๐š๐ช๐ข๐ง? ๐š๐ค๐ก๐ซ๐ข๐ฌ๐จ ๐Ÿ–-๐๐๐š๐š๐ง ๐ช๐จ๐๐จ๐›

Qofna kaama xanaajin karo illamaa aad adigu ogolaatid, hadday dhacdana waa lagaa il helay . Markii aad xanaaqdid waxaa jirkaaga ku diriraya hankaaga iyo is muujinta oo ah laba shay oo aan xanaaqa waxba ka qaban. Xilliyada qayb waxaad ka carootay waa dhammanayan ciddaad dagaasheena waa heshiinaysaan, macneheeduna maahan inaadan caadifadoon ee waa inaad ku hawl gashid dareen sax ah oo xor ah. 8-daan qodob waxaan kasoo xigannay : Neville Godard:-

1. ๐’๐ข ๐๐š๐ซ๐ž๐ž๐ง ๐ค๐ฎ ๐ฃ๐ข๐ซ๐จ ๐ข๐ฌ๐š๐ ๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ ๐ซ๐ข๐ฆ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š ๐œ๐š๐ฒ๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐š๐Ÿ๐ฅ๐š๐ ๐š๐š๐๐๐š๐๐š: Marka qofi ku caayo waa inaad u aragto inuu soo bandhigay wajigiisa rasmiga ahaa, laakiin aysan ahayn taasi mid adiga ku tilmaamaysa, ha isku soo warejin xamuul cid kale wadday.

2. ๐–๐š๐ฑ ๐ฐ๐š๐ฅ๐›๐š ๐ฌ๐ข ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐ฌ๐ข ๐š๐ก ๐ก๐š ๐ฎ ๐ช๐š๐š๐๐š๐ง: Dadka waxaa ka hadal siiya dareen haya sida caro, cabsi ama baahi haysa, markaas hadalkooda iyo ficilkooda waxba kama quseeyaan shaqsiyaddaada.

3. ๐๐š๐Ÿ๐ญ๐š๐š๐๐š ๐ค๐ฎ ๐œ๐š๐ซ๐›๐ข ๐ข๐ง๐š๐ฒ ๐ข๐ฌ ๐๐š๐ฃ๐ข๐ฌ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ ๐š๐ซ๐๐š๐ซ๐จ๐จ๐๐จ: Waxaad u baahan tahay inaad barato is xakamaynta xilliga lagugu abyoodo ama laguu soo tuubbo raaco. Is daji, neefso, xoogaa dib isku celi una fiirso dareenkaaga.

4. ๐” ๐ช๐ข๐ข๐ฅ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž ๐ช๐จ๐Ÿ๐ค๐š ๐ค๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฑ๐š๐ ๐ ๐ฎ๐๐›๐š๐ฒ Marka qof six un u dhaqmo, inta badan waa xaalad ka tan badatay asaga, sidaa daraadeedna sidaa u qaado xataa haday kugu adkaato iska dhig mid sidaa u fahantay, maxaa yeelay caafimaadkaaga Kujira.

5. ๐๐š๐Ÿ๐ญ๐š๐๐š ๐ฅ๐š ๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ค๐š๐ฒ๐ฌ๐จ ๐จ๐จ ๐ข๐ฌ ๐ฐ๐š๐ฒ๐๐ข๐ข: Hadda maxaan u xanaaqay? Maxaa i daaray? Markaad suโ€™aalahaas isaga jawaabto xaalka waa kuu dagayaa.

6. ๐Ž๐ ๐จ๐จ๐ฐ ๐Ÿ๐š๐ค๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ค๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐œ๐š ๐ซ๐ฎ๐ง ๐ฆ๐š๐š๐ก๐š๐ง: Haddii aad maskaxdadaa ka saari wayso fakar xun iyo male, arintaasi waa arin aad iska dhaadhicisay ee run mahaan (Tusaale, in la i caayay ama la i quursaday macneedu maahan inaan sidaa sahay) waa iska caadi in qofku maantoo dhan isku soo cel celiyo sharafkagii baa wax la yeelay, waxba lama yeelin

7. ๐‡๐š๐ฅ๐š ๐๐จ๐จ๐๐ข๐ง ๐๐š๐Ÿ๐ญ๐š๐š๐๐š: Marka aad naftaada la dooddo, dibna u daarato caydii iyo hadal xumadii waxay sii xoojinaysaa kaliya xanuunka dareenkaaga, sidaa daraadeed hawada raaci doodad dhexdaada ka socota.

8. ๐Œ๐š๐ซ๐ค๐š๐š๐ ๐—๐š๐ง๐š๐š๐ช๐ข๐๐ข๐ ๐ƒ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐ฐ๐ž๐ž๐œ๐ข: Markaad carootid, dareenka u weeci arin kale oo caadi ah ama wanaagsan (sida inaad aag baddalato, socoto, bannaanka u baxdo.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top