Dad-Dhis Team

SOO KOOB Q.4-aad: 10-ka Qodob ee Ugu muhiimsan Buugga “Intuitive Eating” ee ay wada jirka u qoreen Evelyn Tribole iyo Elyse Resch

Buuggan wuu ka duwan yahay kii ka horeeyay ee nafaqada iyo cuntada, wuxuuna xoogga saarayaa dareenka cunto cunidda iyo isku miisaamidda nafaqada. 10-kan qodob waxay burinayaan qodobbo horeqoraayo kale ku tilmaameen arimo wanaagsan. 1.Ha isku Qufulin Cuntooyin Gaar ah Haku mashquulin inaad cuntid cuntooyin mucayan ah (diet), sida waxaas ma cuno waxaasna waa cunaa. Maxaa […]

SOO KOOB Q.4-aad: 10-ka Qodob ee Ugu muhiimsan Buugga “Intuitive Eating” ee ay wada jirka u qoreen Evelyn Tribole iyo Elyse Resch Read Post »

Sookoob

SOO KOOB: Q.3-aad: 10-ka qodob ee ugu wawayn Buugga Micheal Pollan ee In Defense of Food: An Eater’s Manifesto

Buuggan waa buug xoogga saaraya xulashada cuntada nafaqada leh, kala caddaynta cuntada rasmiga ah iyo midda la warshadeeyay, iyo bidhaaminta faa’iidada cuntada asalka. Cun Cunto Asal, Ha cunin midda la farsameeyay: Qoraagu wuxu ku baaqayaa in qofka caafimaadkiisa danaynaya uu xoogga saaro cuntada dabiiciga ah iyo midda dalagga ah , halkii dooran lahaa midda la

SOO KOOB: Q.3-aad: 10-ka qodob ee ugu wawayn Buugga Micheal Pollan ee In Defense of Food: An Eater’s Manifesto Read Post »

Sookoob

SOO KOOB: Q.2: 10-ka Qodob ee Ugu Muhiimsan Buugga Atomic Habits ee uu Qoray James Clear

Buuggan waa buug xoogga saaraya horumarinta caadooyinka, dabeecadaha iyo hab-dhaqanka qofka. Wuxuu iftiiminayaa sida qofku ula jaanqaadi karo dabeecad cusub oo wanaagsan. Waxaan kugula talinaynaa inaad buuggaas dhamaysato, inta ka horaysase waxaan idiin soo koobaynaa qodobada ugu muhiimsan, oo luqad dabacsan lagu qoray, tusaalayaalna wadata.

SOO KOOB: Q.2: 10-ka Qodob ee Ugu Muhiimsan Buugga Atomic Habits ee uu Qoray James Clear Read Post »

Sookoob
Scroll to Top