๐๐-๐ค๐ ๐ช๐จ๐๐จ๐ ๐๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐ฌ๐๐ง ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐ ๐๐ก๐ข๐ง๐ค ๐๐ง๐ ๐๐ซ๐จ๐ฐ ๐๐ข๐๐ก ๐๐ ๐๐๐ฉ๐จ๐ฅ๐๐จ๐ง ๐๐ข๐ฅ๐ฅ
Buuggan wuxuu diiradda saaraya qodobada guusha horseeda, wuxuu dhiiri galinaya qorshayn iyo goโaan wanaagsan, iyo maskax u diyaarsan is baddal. โข ๐๐๐๐ฅ๐จ ๐๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐ก๐ข๐ฒ๐: Waa inaad yeelato damac, dareen iyo hiigsi ku gubaya oo aad ku hamiyayso inaad gaarto, gaar ahan inaad hanti samayso. Dareenkasi waa inuusan kaa damin. โข ๐๐๐ช๐ข๐ข๐ง: Abuuro wax aad rumaysan […]