Videos
144 reactions | ๐๐๐ ๐ค๐๐ง ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐๐ฅ๐ค๐ข๐ข (๐๐จ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ฒ) ๐๐๐ ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐๐๐ง ๐จ๐จ ๐ค๐ ๐ก๐๐๐ฅ๐๐ฒ๐ ๐ฑ๐๐ช๐ข๐ข๐ช๐๐๐ ๐๐ก๐๐๐ญ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐๐๐ฃ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐ง ๐๐ ๐๐๐๐ฅ๐ค๐๐๐ฒ๐จ Ka dib Muddo sodon iyo labo sano ah oo uu kuleejku u adeegayay agoonta Soomaaliyeed, maanta wuxuu wajahayaa caqabado dhaqaale oo u baahan inaan u midoowno. Ka qaybqaado badbaadinta hooygan aqoonta iyo rajada ah. Waxa aan u baahannahay hadda: โ Kafaalo Qaad (halkii arday waa 50$) โ Zakaat Maal iyo Zakaat Fitr. โ Agabka Waxbarashada (Kuraas, Miisas, Buugaag). โ Agabka Jiifka (Sariiro, Joodariyaal). โ Qalabka Sports-ka iyo Dhar Ciid. Wixii aad awoodo ugu deeq. Dahabshiil : GLKD003803 Amal Bank : 230101764271 Salaam Bank : 80050962 SAHAL : +252906079141 Fadlan Share-garee, dhawaaqana meel dheer nala gaarsii, caawinaaddaadu waa badbaadada jiilka soo koraya. mahadsanid. #TaageerAgoonta #TaageerKuleejkaQaranGaalkacyo | Dad Dhis Initiative
๐๐๐ ๐ค๐๐ง ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐๐ฅ๐ค๐ข๐ข (๐๐จ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ฒ) ๐๐๐ ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐๐๐ง ๐จ๐จ ๐ค๐ ๐ก๐๐๐ฅ๐๐ฒ๐ ๐ฑ๐๐ช๐ข๐ข๐ช๐๐๐ ๐๐ก๐๐๐ญ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐๐๐ฃ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐ง ๐๐ ๐๐๐๐ฅ๐ค๐๐๐ฒ๐จ Ka...
32 reactions | ๐๐ ๐๐๐ง๐จ ๐จ๐จ ๐๐ฒ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฐ๐๐๐๐๐ฒ ๐๐๐ฑ๐ง๐๐๐ง๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ง ๐๐ ๐จ๐จ๐ง: ๐๐๐๐ง๐ญ๐ ๐๐ฒ๐๐๐ ๐๐ฒ๐๐ ๐ฎ ๐๐๐๐ก๐๐ง ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ง, ๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ง๐ ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐จ ๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง ๐ค๐๐ซ๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ค๐๐๐ ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ญ๐๐๐ ๐๐๐ซ๐๐๐๐๐๐! Kuleejka Agoonta Qaran ee Gaalkacyo oo muddo 32 sano ah shaqaynayay ayaa wajahaya xaalad dhaqaale oo adag. Waxaan u bahaannahay gurmadkaaga si aan u bad baadinno mustaqbalka boqolaal agoon ah. lasoco muqaal kooban oo kaa haqab tiraya heerarkii kala duwanaa ee uu soo maray kuleejka iyo halka uu maanta taagan yahay: Taariikhda: 20/1/2026 kala solo Facebook: Qaran Primary and Secondary School. wixii aad awoodo ugu deeq. Dahabshiil : GLKD003803 Amal Bank : 230101764271 Salaam Bank : 80050962 SAHAL : +252906079141 Fadlan Share-garee, dhawaaqana meel dheer nala gaarsii, caawinaaddaadu waa badbaadada jiilka soo koraya. mahadsanid. #TaageerAgoonta #TaageerKuleejkaQaranGaalkacyo | Dad Dhis Initiative
๐๐ ๐๐๐ง๐จ ๐จ๐จ ๐๐ฒ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฐ๐๐๐๐๐ฒ ๐๐๐ฑ๐ง๐๐๐ง๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ง ๐๐ ๐จ๐จ๐ง: ๐๐๐๐ง๐ญ๐ ๐๐ฒ๐๐๐ ๐๐ฒ๐๐ ๐ฎ ๐๐๐๐ก๐๐ง ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ง,...
3K views ยท 48 reactions | Halkaan ka daawo baraanij Cinwaankiisu ahaa "Shaqo Laโanta dhalinyarada Caqabadaha iyo xalalka Suurta galka ah" waxaa barnaamijka asbuucaan marti noogu ahaa Bare sare Prof; Ahmed Abshir waxaana ku lafa gurney โ Sababaha shaqo laโaanta dhalinyarada โ Kaalinta dowladaha & bulshada โ Xalka ay waxbarashadu bixin karto โ Iyo su'aalo kale oo xiriir la leh qodobada kor ku. xusan. Marti: Prof: @Ahmed Abdir Host: Sadaam Faroole | Dad Dhis Initiative
Halkaan ka daawo baraanij Cinwaankiisu ahaa "Shaqo Laโanta dhalinyarada Caqabadaha iyo xalalka Suurta galka ah" waxaa barnaamijka asbuucaan...
4.2K views ยท 53 reactions | Waa Hordhaca baraanimkeenii Cinwaankiisu uu ahaa "Shaqo Laโanta dhalinyarada Caqabadaha iyo xalalka! Dhawaan ayaan baahin doonaa Waxaa barnaamijka lasocod wacan! โ Sababaha shaqo laโaanta dhalinyarada โ Kaalinta dowladaha & bulshada โ Xalka ay waxbarashadu bixin karto Marti: Prof. Ahmed Abshir Host: Sadaam Faroole | Dad Dhis Initiative
Waa Hordhaca baraanimkeenii Cinwaankiisu uu ahaa "Shaqo Laโanta dhalinyarada Caqabadaha iyo xalalka! Dhawaan ayaan baahin doonaa Waxaa barnaamijka...
2.5K views ยท 34 reactions | Xal-qadii Labaad - Xaaji Yaasiin Guduudo! Oo Geed #Reydab ah hoostiisa kalla dar-daarmaya dhalinyarada Somaali'ed, sidoo kalena uhoga tusaaleynaya! Daawasho wacan, Allaah ha inagu anfaco! "Dad-dhisan baa dal dhissa" Dad Dhis Initiative | Dad Dhis Initiative
Xal-qadii Labaad - Xaaji Yaasiin Guduudo! Oo Geed #Reydab ah hoostiisa kalla dar-daarmaya dhalinyarada Somaali'ed, sidoo kalena uhoga...
14K views ยท 111 reactions | Xal-qadii koowaad - Xaaji Yaasiin Guduudo! Oo Geed #Reydab ah hoostiisa ka talinaya ummadda somalied'na la dar-daarmaya, Talinaya sidoo kalena tusaaleyna! - Daawasho wacan! "Dad-dhisan baa dal dhissa" Dad Dhis Initiative | Dad Dhis Initiative
Xal-qadii koowaad - Xaaji Yaasiin Guduudo! Oo Geed #Reydab ah hoostiisa ka talinaya ummadda somalied'na la dar-daarmaya, Talinaya...
6.2K views ยท 72 reactions | #Xaaji Yaasiin Guduudow oo ah odey waayo joog ah! Oo geed #Reydab ah hoos fadhiya ayaannu ugu tagney fadhigiisa, Talooyin waayeel oo aan u aragney in wacyiga dadka lagu dhisi karo ayaanu kasoo guntaney! Dad Dhis Initiative Kalla soco muuqaalkaan oo dhameytiran! "Dad dhisan baa dal dhissa" | Dad Dhis Initiative
#Xaaji Yaasiin Guduudow oo ah odey waayo joog ah! Oo geed #Reydab ah hoos fadhiya ayaannu ugu tagney...
76K views ยท 487 reactions | Qeybtii: 2aad. ๐ Title: "Saamaynta Xun ee Baraha Bulshada ee Ardayda Dugsiyada Sare iyo Jaamacadaha. ๐ค Guest: Prof. Abdullahi Nur Salad ๐ค Interviewer: Sadaam Faroole ๐ง Host Organization: Daddhis Initiative Daawasho wacan. | Dad Dhis Initiative
Qeybtii: 2aad. ๐ Title: "Saamaynta Xun ee Baraha Bulshada ee Ardayda Dugsiyada Sare iyo Jaamacadaha. ๐ค Guest: Prof....
58K views ยท 173 reactions | ๐ Title: "Saamaynta Xun ee Baraha Bulshada ee Ardayda Dugsiyada Sare iyo Jaamacadaha | Part 1" ๐ค Guest: Prof. Abdullahi Nur Salad ๐ค Interviewer: Sadaam Faroole ๐ง Host Organization: Daddhis Initiative Daawasho wacan | Dad Dhis Initiative
๐ Title: "Saamaynta Xun ee Baraha Bulshada ee Ardayda Dugsiyada Sare iyo Jaamacadaha | Part 1" ๐ค Guest:...
41K views ยท 243 reactions | Xalqada 2aad ee barnaamijkeennii "Saameynta Xun ee Baraha Bulshada" waa la soo daayey! Daawasho wacan! Waxaan diiradda saarnay sida baraha bulshada ay u saameeyaan carruurta daโda yar, gaar ahaan ardayda dhigata dugsiyada hoose-dhexe. Waxaa marti ku ah Ustaad Sacdiya Sh. Maxamuud oo si qoto dheer uga hadashay arrintan muhiimka ah. La soco Madasha Dad Dhis Initiative โ "Dad dhisan ayaa dal dhisa" #Dad_dhis | Dad Dhis Initiative
Xalqada 2aad ee barnaamijkeennii "Saameynta Xun ee Baraha Bulshada" waa la soo daayey! Daawasho wacan! Waxaan diiradda saarnay...
39K views ยท 263 reactions | Xalqada 1aad ee barnaamijkeennii "Saameynta Xun ee Baraha Bulshada" waa la soo daayey! Daawasho wacan! Waxaan diiradda saarnay sida baraha bulshada ay u saameeyaan carruurta daโda yar, gaar ahaan ardayda dhigata dugsiyada hoose-dhexe. Waxaa marti ku ah Ustaad Sacdiya Sh. Maxamuud oo si qoto dheer uga hadashay arrintan muhiimka ah. La soco Madasha Dad Dhis Initiative โ "Dad dhisan baa dal dhisa" #Dad_dhis --- | Dad Dhis Initiative
Xalqada 1aad ee barnaamijkeennii "Saameynta Xun ee Baraha Bulshada" waa la soo daayey! Daawasho wacan! Waxaan diiradda saarnay...