Daawashada Shaashadaha: Talooyin Caafimaad oo Ku Saabsan Caruurta
𝐓𝐀𝐋𝐎𝐎𝐘𝐈𝐍: 𝐖𝐚𝐪𝐭𝐢 𝐢𝐧𝐭𝐞𝐞 𝐥𝐞’𝐞𝐠 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐜𝐚𝐫𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚 𝐥𝐨𝐨 𝐨𝐠𝐨𝐥𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐚𝐚 𝐝𝐚𝐚𝐰𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐚s𝐡𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 (𝐒𝐜𝐫𝐞𝐞𝐧𝐬) Guud ahaan waan wada ognahay wax walba oo xadkooda la dhaafiyo inay xanuun keenaan, ha ahaadaan cuntada, cabbidda iyo jimicsiga, waxaana talo noogu filan xaddiiskii ahaa “ Arimaha oo dhan waxaa ugu fiican dhex dhexaysiga”. Haddaba kusii fogaan mayno ee aan horay ka […]
Daawashada Shaashadaha: Talooyin Caafimaad oo Ku Saabsan Caruurta Read Post »
Technology