Videos

Muuqaallada

144 reactions | 𝐖𝐚𝐚 𝐤𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐮𝐪𝐚𝐚𝐥𝐤𝐢𝐢 (𝐝𝐨𝐜𝐮𝐦𝐞𝐧𝐭𝐚𝐫𝐲) 𝐚𝐚𝐝 𝐬𝐮𝐠𝐚𝐲𝐬𝐞𝐞𝐧 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲𝐚 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐛𝐭𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐊𝐮𝐥𝐞𝐞𝐣𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚𝐜𝐲𝐨 Ka dib Muddo sodon iyo labo sano ah oo uu kuleejku u adeegayay agoonta Soomaaliyeed, maanta wuxuu wajahayaa caqabado dhaqaale oo u baahan inaan u midoowno. Ka qaybqaado badbaadinta hooygan aqoonta iyo rajada ah. Waxa aan u baahannahay hadda: ✅ Kafaalo Qaad (halkii arday waa 50$) ✅ Zakaat Maal iyo Zakaat Fitr. ✅ Agabka Waxbarashada (Kuraas, Miisas, Buugaag). ✅ Agabka Jiifka (Sariiro, Joodariyaal). ✅ Qalabka Sports-ka iyo Dhar Ciid. Wixii aad awoodo ugu deeq. Dahabshiil : GLKD003803 Amal Bank : 230101764271 Salaam Bank : 80050962 SAHAL : +252906079141 Fadlan Share-garee, dhawaaqana meel dheer nala gaarsii, caawinaaddaadu waa badbaadada jiilka soo koraya. mahadsanid. #TaageerAgoonta #TaageerKuleejkaQaranGaalkacyo | Dad Dhis Initiative

𝐖𝐚𝐚 𝐤𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐮𝐪𝐚𝐚𝐥𝐤𝐢𝐢 (𝐝𝐨𝐜𝐮𝐦𝐞𝐧𝐭𝐚𝐫𝐲) 𝐚𝐚𝐝 𝐬𝐮𝐠𝐚𝐲𝐬𝐞𝐞𝐧 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲𝐚 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐛𝐭𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐊𝐮𝐥𝐞𝐞𝐣𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚𝐜𝐲𝐨 Ka...

Bogga Fur
32 reactions | 𝟑𝟐 𝐒𝐚𝐧𝐨 𝐨𝐨 𝐚𝐲 𝐬𝐨𝐨 𝐰𝐚𝐝𝐝𝐚𝐲 𝐛𝐚𝐱𝐧𝐚𝐚𝐧𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐛𝐚𝐝 𝐛𝐚𝐚𝐝𝐢𝐧 𝐚𝐠𝐨𝐨𝐧: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐛𝐚𝐝 𝐛𝐚𝐚𝐝𝐢𝐧, 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧𝐚 𝐬𝐮𝐮𝐫𝐨 𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐚 𝐠𝐚𝐫𝐚𝐛𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐭𝐚𝐚𝐠𝐞𝐞𝐫𝐚𝐝𝐚𝐚𝐝𝐚! Kuleejka Agoonta Qaran ee Gaalkacyo oo muddo 32 sano ah shaqaynayay ayaa wajahaya xaalad dhaqaale oo adag. Waxaan u bahaannahay gurmadkaaga si aan u bad baadinno mustaqbalka boqolaal agoon ah. lasoco muqaal kooban oo kaa haqab tiraya heerarkii kala duwanaa ee uu soo maray kuleejka iyo halka uu maanta taagan yahay: Taariikhda: 20/1/2026 kala solo Facebook: Qaran Primary and Secondary School. wixii aad awoodo ugu deeq. Dahabshiil : GLKD003803 Amal Bank : 230101764271 Salaam Bank : 80050962 SAHAL : +252906079141 Fadlan Share-garee, dhawaaqana meel dheer nala gaarsii, caawinaaddaadu waa badbaadada jiilka soo koraya. mahadsanid. #TaageerAgoonta #TaageerKuleejkaQaranGaalkacyo | Dad Dhis Initiative

𝟑𝟐 𝐒𝐚𝐧𝐨 𝐨𝐨 𝐚𝐲 𝐬𝐨𝐨 𝐰𝐚𝐝𝐝𝐚𝐲 𝐛𝐚𝐱𝐧𝐚𝐚𝐧𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐛𝐚𝐝 𝐛𝐚𝐚𝐝𝐢𝐧 𝐚𝐠𝐨𝐨𝐧: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐛𝐚𝐝 𝐛𝐚𝐚𝐝𝐢𝐧,...

Bogga Fur
3K views · 48 reactions | Halkaan ka daawo baraanij Cinwaankiisu ahaa "Shaqo La’anta dhalinyarada Caqabadaha iyo xalalka Suurta galka ah" waxaa barnaamijka asbuucaan marti noogu ahaa Bare sare Prof; Ahmed Abshir waxaana ku lafa gurney ● Sababaha shaqo la’aanta dhalinyarada ● Kaalinta dowladaha & bulshada ● Xalka ay waxbarashadu bixin karto ● Iyo su'aalo kale oo xiriir la leh qodobada kor ku. xusan. Marti: Prof: @Ahmed Abdir Host: Sadaam Faroole | Dad Dhis Initiative

Halkaan ka daawo baraanij Cinwaankiisu ahaa "Shaqo La’anta dhalinyarada Caqabadaha iyo xalalka Suurta galka ah" waxaa barnaamijka asbuucaan...

Bogga Fur
4.2K views · 53 reactions | Waa Hordhaca baraanimkeenii Cinwaankiisu uu ahaa "Shaqo La’anta dhalinyarada Caqabadaha iyo xalalka! Dhawaan ayaan baahin doonaa Waxaa barnaamijka lasocod wacan! ● Sababaha shaqo la’aanta dhalinyarada ● Kaalinta dowladaha & bulshada ● Xalka ay waxbarashadu bixin karto Marti: Prof. Ahmed Abshir Host: Sadaam Faroole | Dad Dhis Initiative

Waa Hordhaca baraanimkeenii Cinwaankiisu uu ahaa "Shaqo La’anta dhalinyarada Caqabadaha iyo xalalka! Dhawaan ayaan baahin doonaa Waxaa barnaamijka...

Bogga Fur
2.5K views · 34 reactions | Xal-qadii Labaad - Xaaji Yaasiin Guduudo! Oo Geed #Reydab ah hoostiisa kalla dar-daarmaya dhalinyarada Somaali'ed, sidoo kalena uhoga tusaaleynaya! Daawasho wacan, Allaah ha inagu anfaco! "Dad-dhisan baa dal dhissa" Dad Dhis Initiative | Dad Dhis Initiative

Xal-qadii Labaad - Xaaji Yaasiin Guduudo! Oo Geed #Reydab ah hoostiisa kalla dar-daarmaya dhalinyarada Somaali'ed, sidoo kalena uhoga...

Bogga Fur
14K views · 111 reactions | Xal-qadii koowaad - Xaaji Yaasiin Guduudo! Oo Geed #Reydab ah hoostiisa ka talinaya ummadda somalied'na la dar-daarmaya, Talinaya sidoo kalena tusaaleyna! - Daawasho wacan! "Dad-dhisan baa dal dhissa" Dad Dhis Initiative | Dad Dhis Initiative

Xal-qadii koowaad - Xaaji Yaasiin Guduudo! Oo Geed #Reydab ah hoostiisa ka talinaya ummadda somalied'na la dar-daarmaya, Talinaya...

Bogga Fur
6.2K views · 72 reactions | #Xaaji Yaasiin Guduudow oo ah odey waayo joog ah! Oo geed #Reydab ah hoos fadhiya ayaannu ugu tagney fadhigiisa, Talooyin waayeel oo aan u aragney in wacyiga dadka lagu dhisi karo ayaanu kasoo guntaney! Dad Dhis Initiative Kalla soco muuqaalkaan oo dhameytiran! "Dad dhisan baa dal dhissa" | Dad Dhis Initiative

#Xaaji Yaasiin Guduudow oo ah odey waayo joog ah! Oo geed #Reydab ah hoos fadhiya ayaannu ugu tagney...

Bogga Fur
76K views · 487 reactions | Qeybtii: 2aad. 🎙 Title: "Saamaynta Xun ee Baraha Bulshada ee Ardayda Dugsiyada Sare iyo Jaamacadaha. 👤 Guest: Prof. Abdullahi Nur Salad 🎤 Interviewer: Sadaam Faroole 🎧 Host Organization: Daddhis Initiative Daawasho wacan. | Dad Dhis Initiative

Qeybtii: 2aad. 🎙 Title: "Saamaynta Xun ee Baraha Bulshada ee Ardayda Dugsiyada Sare iyo Jaamacadaha. 👤 Guest: Prof....

Bogga Fur
58K views · 173 reactions | 🎙 Title: "Saamaynta Xun ee Baraha Bulshada ee Ardayda Dugsiyada Sare iyo Jaamacadaha | Part 1" 👤 Guest: Prof. Abdullahi Nur Salad 🎤 Interviewer: Sadaam Faroole 🎧 Host Organization: Daddhis Initiative Daawasho wacan | Dad Dhis Initiative

🎙 Title: "Saamaynta Xun ee Baraha Bulshada ee Ardayda Dugsiyada Sare iyo Jaamacadaha | Part 1" 👤 Guest:...

Bogga Fur
41K views · 243 reactions | Xalqada 2aad ee barnaamijkeennii "Saameynta Xun ee Baraha Bulshada" waa la soo daayey! Daawasho wacan! Waxaan diiradda saarnay sida baraha bulshada ay u saameeyaan carruurta da’da yar, gaar ahaan ardayda dhigata dugsiyada hoose-dhexe. Waxaa marti ku ah Ustaad Sacdiya Sh. Maxamuud oo si qoto dheer uga hadashay arrintan muhiimka ah. La soco Madasha Dad Dhis Initiative – "Dad dhisan ayaa dal dhisa" #Dad_dhis | Dad Dhis Initiative

Xalqada 2aad ee barnaamijkeennii "Saameynta Xun ee Baraha Bulshada" waa la soo daayey! Daawasho wacan! Waxaan diiradda saarnay...

Bogga Fur
39K views · 263 reactions | Xalqada 1aad ee barnaamijkeennii "Saameynta Xun ee Baraha Bulshada" waa la soo daayey! Daawasho wacan! Waxaan diiradda saarnay sida baraha bulshada ay u saameeyaan carruurta da’da yar, gaar ahaan ardayda dhigata dugsiyada hoose-dhexe. Waxaa marti ku ah Ustaad Sacdiya Sh. Maxamuud oo si qoto dheer uga hadashay arrintan muhiimka ah. La soco Madasha Dad Dhis Initiative – "Dad dhisan baa dal dhisa" #Dad_dhis --- | Dad Dhis Initiative

Xalqada 1aad ee barnaamijkeennii "Saameynta Xun ee Baraha Bulshada" waa la soo daayey! Daawasho wacan! Waxaan diiradda saarnay...

Bogga Fur
Scroll to Top